Qaramada Midoobay oo ka hadashay weerarkii lagu qaaday Hotel ku yaalla Muqdisho

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee shalay galab illaa xalay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Elite oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Qoraal lagu daabacabay barta Twitterka ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia ayaa lagu sheegay in weerarkaas oo saacado socday ay ku dhinteen dad badan oo ay … Continue reading Qaramada Midoobay oo ka hadashay weerarkii lagu qaaday Hotel ku yaalla Muqdisho